Description
Sooyaalka Suubanaha ﷺ Dhacdooyin Iyo Dhambaalo. Qoraaga Buuga: Fahad Yaasiin Xaaji Daahir. Daabacaadda Waxaa iska kaashaday: Daarul Cilmi Iyo Al-ghurabaa.
Faalo Yar oo Kusaabsan Buuga:
Buuga Sooyaalka Suubanaha ﷺ Dhacdooyin Iyo Dhambaalo: waa Buug Ka sheekeynayo Taariikh Nololeedkii Suubanaha Buuga Sooyaalka Suubanaha ﷺ waliba si fudud uu ku fahmi karo Qofka aan horay usoo aqrinin Siirada Suubanaha ﷺ. Buuga waa buug usoo koobayo aqristaha Dhacdooyinkii ugu waaweynaa ee dhacay Kahor Suubanaha ﷺ soo diristiisa iyo Marka lala soo diray Risaalada. Marka uu Cutub walbo oo Buuga katirsan uu soo gabagabeynayo wuxuu raacsiiyay Qoraaga Gunaanad yar oo uu ugu magac daray Falanqeyn iyo Fiiro gaar ah oo uu ku fahan siinayo Aqristaha si kooban waxa laga fahmi karo Cutubkaasi si kooban oo aan waqti dheer ka qaadaneynin aqristaha.
There are no reviews yet.