Saxiix Al-Bukhaari Kooban "Tajriidus-Sariix" Carabi-Soomaali. Waxaa Qoray: Al-Imaam Zayn Ad-Diin Axmad Bin Cabdullatiif Az-Zubaydi. Waxaa Tarjumay: Sheekh Cabdul Casiis Xassan Yacquub. Daabacaaddii Saad Suuban, Riyaad : Sacuudi Carabiya.

Sooyaalka Suubanaha ﷺ Dhacdooyin Iyo Dhambaalo. Qoraaga Buuga: Fahad Yaasiin Xaaji Daahir. Daabacaadda Waxaa iska kaashaday: Daarul Cilmi Iyo Al-ghurabaa
Faalo Kooban oo Kusaabsan Qoraaga Buuga: Fahad Yaasiin Sida la sheego wuxuu kudhashay Magaalada Beled xaawo oo katirsan Gobolka Gedo Kadibna waxaa soo Korisay Hooyadii Aabahiisa Asagoo yar ayuu dhintay Kadibna Hooyadiisa ayaa soo korisay Sida uu Asagaba ku Xaqiijiyay Waraysi uu bixiyay. Inta uu Yaraa Hooyadiisa ayaa kula soo dadaashay Barashada Dugsi Qur'aanka iyo Barashada Cilmiga Aasaaska Diinta Islaamka kadib marka uu soo Weynaaday Waxa uu kubiiray Ururkii Al-Itixaad Al-Islaami. Waqti kadib hadana waxa uu bartay Cilmiga Saxaafadda kadibna waxa uu noqday wariye wax kuqora Saxaafadda Qoraalka iyo Mid kamid ah Wargeysyadii kajiray Magaalada Muqdisho. Waqti kadib waxa uu noqday Saxafi u shaqeeya Warbaahinta Caalamiga ee Al-Jazeera Arabic. Asagoo ka gaaray Daraja fog oo ah inuu noqday Maamulaha Qanaatka Al-Jazeera ee Geeska Afrika. Kadib wuxuu ku biiray Siyaasadda Xiligii ugu horeysay ee Madaxweyne Xassan Sheekh Maxamuud, wuxuu waqtiga is guraaba hadana wuxuu Lafdhabar unoqday Ololihii doorashada ee Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Asagoo ku guuleystay kadibna wuxuu kanoqday Dowladii Farmaajo Agaasimaha Hay'adda Nabad Sugidda ee NISA dhowr sano kadib gabagabadii Muddo Xileedkii Madaxweyne Farmaajo ama Sanadkii ugu dambeeyay ee waxaa laga dhigay Fahad Yaasiin Lataliyaha Amniga Qaranka ee Madaxweyne Farmaajo.
Tarjumada Kitaabka Mukhtasar Saxiixul Muslim. Carab-Soomali. Waxaa isku Duway oo isku Dubbariday: Al-Xaafith Zakiyuddin Cabdul-Cathiim Ibnu Al-Mundir. Waxaa Tarjumay: Sheekh Cabdul Casiis Xassan Yacquub. Daabacaaddii Saad Suuban. Riyadh Sacuudi Carabiya.